Sunday, April 20th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Sawiro Brazil oo xalay ku barbaratay Xulka Faransiiska

Published on June 10, 2013 by   ·   No Comments

Xulka Qaranka Brazil ayaa xalay 3-0 ugu awood sheegtay xulka Faransa Ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Garoonka Gremio Arena ee dalka Brazil.

Brazil oo isku diyaarineysa koobka Confederations Cup ayaa waxa ay goolasha ka kala heshay ciyaartoyda Oscar, Hernanes iyo Rigoore uu dhaliyay Lucas.

Daawo Sawirrada Ciyaartii Saaxiibtinimo 

Tidy finish: Oscar scored in the 54th minute to give Brazil the lead
Tidy finish: Oscar scored in the 54th minute to give Brazil the lead
Flying high: France's Adil Rami fights for the ball with Neymar
Hugs all round: Hernanes (2nd right) celebrates with his teammates after doubling Brazil's lead
Who's the man? Lucas (right) celebrates with teammate Dani Alves after scoring from the penalty spot
Standing tall: Both teams line up before the match at the Gremio Arena
Wararka Somaliland Somalia Caalamka iyo Wararka Mucjisooyinka Kala Soco Shabakada www.hadhwanaagnews.com

Readers Comments (0)




Horyaalka INGIRIISKA

toores

Fernando Torres oo qarka u saaran inuu Vidic kula biiro Inter Milan

April 2, 2014
Ilo lagu kalsoonyahay oo ay ka heshay Sky ...
xaxaxa

Saaxibadii dib isu helay:Kulankii Man United iyo Bayern Munich oo muhiimad u lahaa laba xiddig

April 2, 2014
Kulankii xalay ee kooxaha Man United iyo Bayern ...
z

Manchester City oo cadeysay ineysan u baahneen Dani Alves

April 2, 2014
Manchester City ayaa la sheegay iney beenisay wararka ...
faliboos

Andre Villas-Boas oo Ku soo laabanaya Saaxada Tababarka Yurub

March 18, 2014
Kooxda Zenit St Petersburg ayaa xaqiijisay in Macalinkii ...
AS

Miyuu Jiraa kulan ka weyn kubada cagta Ingiriiska marka ay ciyaarayaan Manchester United v Liverpool? waa su’aal hortaal qof kasta oo daawata horyaalka Ingiriiska. Galabta labadan koox ayaa geesaha isku galin doona garoonka Old Trafford, waxana Liverpool ay dooneysaa in ay sii ilaal sato rajadeeda ku guuleysiga horyaalka. Laakiin taasi waxa ay ku imaan kartaa in ay sadaxda dhibcood ka xayuubsato kooxda ay aadka u xifaatamaan ee Mancheter United. Halkan waxaan ku fiirin doonaa shantii Guulood ee ugu waa weynaa ay Liverpool ku soo gaartay Old Trafford: Manchester United 0-3 Liverpool (3rd April, 1972) Manchester United 1-2 Liverpool (18th March, 1990) Manchester United 0-1 Liverpool (17th December, 2000) Manchester United 0-1 Liverpool (22nd January, 2002) Manchester United 1-4 Liverpool (14th March, 2009)

March 16, 2014
Macalinka Man United ayaa la sheegayaa inuu eegeyo ...
Jose Mourinh

Jose Mourinho Oo Sheegay In Garsoorayaasha Primer League ay Isticmaalayaan Awood Dheeri ah

March 16, 2014
Tabaraha Kooxda Kubada Cagta Chalsea  Jose Mourinho  Ayaa ...
Aston Villa

Mourinho oo sheegay hadal ka nixiyay taageerayaasha Chelsea

March 16, 2014
Tababaraha Kooxda Chelsea ayaa markale ku celiyay in ...
suuqa

LIVE Suuqa oo Furan xidigaha La Qaatay oo lasoo Bandhigay iyo Kuwa Dhici Doona Xiligan,

February 1, 2014
Waxaa Xiligan Si Toos U Furan Suuqa iyadoo ...
kall

Suuqa oo Dhamaad ku Dhow iyo Dhamaan Saxiixyada Dhacay Xilligan oo Dhameystiran,

February 1, 2014
Waxaa La Sameeyay Heshiisyo Muhiim ah waxana u ...
suuqa

Wargeysyada Europe iyo Wararkii Duhurnimadan oo Khamiis ah ay ka Qoreen Suuqa kuwooda ugu Kulul,

January 30, 2014
Kooxda Arsenal ayaa waxay Qarka u Saarantahay  Julian ...

Horyaalka Talyaaniga

toores

Fernando Torres oo qarka u saaran inuu Vidic kula biiro Inter Milan

April 2, 2014
Ilo lagu kalsoonyahay oo ay ka heshay Sky ...
suuqa

LIVE Suuqa oo Furan xidigaha La Qaatay oo lasoo Bandhigay iyo Kuwa Dhici Doona Xiligan,

February 1, 2014
Waxaa Xiligan Si Toos U Furan Suuqa iyadoo ...
kall

Suuqa oo Dhamaad ku Dhow iyo Dhamaan Saxiixyada Dhacay Xilligan oo Dhameystiran,

February 1, 2014
Waxaa La Sameeyay Heshiisyo Muhiim ah waxana u ...
shaw_7

Chelsea oo Gorgortan Dagaal u Galidoonta Danbeedka Buuxa ee Southampton Shaw £21 million Ayey Diyaar latahay,

January 16, 2014
Waxaa Qoray Caydaruus Jokar Toobaraha Kooxda Chelsea Jose Mourinho Ayaa ...
rooney

Wayne Rooney oo Maqnaandoona Kulanka Chelsea ee Horyaalka Sabab,

January 16, 2014
Waxaa Qoray Caydaruus Jokar Weerarka Kooxda Manchester United Wayne Rooney Ayaa Lagu ...
michael-bradley-531x300

Kooxda Roma ee dalka Talyaaniga ayaa si rasmi ah u shaacisay in laacib koodii qadka dhexe Michael Bradley oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Toronto FC ee Horyaalka maraykan ka.

January 10, 2014
Kooxda Roma ee dalka Talyaaniga ayaa si rasmi ...
juventus vs roma

Bianconeri ayaana noqotay kooxdii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkan dhinaca dhulka u dhigta Roma horyaalka Serie A

January 6, 2014
Juventus ayaa sideed dhibcood ku qabatay hogaanka horyaalka ...
Eusebio-4

Xidigii Hore ee Reer Portuguese Eusebio oo Geeriyooday 3 Maalin Kadib Dhalashadiisa,

January 5, 2014
Waxaa Qoray Caydaruus Jokar Waxaa Geeriyooday xidigii hore ee ...
vidal (1)

Sidee Nani ugu Caawin Karaa Manchester United Helitaanka Arturo Vidal,

January 5, 2014
Waxaa Qoray Caydaruus Jokar Kooxda Manchester United Ayaa xiligan Fadhisa ...
juventus vs roma

Falanqeynta Ciyaarta u Dhaxeysa Kooxaha Juventus iyo AS Roma Kulanka ugu Adag italy Caawa,

January 5, 2014
Kooxaha Juventus iyo Roma Ayaa Gali Doona Tijaabada ...